Posts

Showing posts from May, 2019
Image
                         18mey waa maalin farxad weyn dhamaan reer somaliland oodhanba Manta  waa  dareen  diir  kiyo  jidhkuba idubaa  xiyoo dad  weynuhu  dhammaan udabaal degeen  ayaan  diiranayd . Manta  waa  dareen Damiir  nooli  uu  kuu  ducayna  yoo Dimquraadi  nimo  dihin kii  maqnaa Daran  doori  nahay . Manta  waa  dareen Damalaw  LIXLIYO  boqolaal ka daran Geesigii  la dilay  jannaduu  degiyo Iilku  deeqa  yee . Manta  waa  dareen Geesh  udaacadoo  aan  iyaga  dilayn Udiyaar  yahoo  afarteeda  dacal Ay  digtoon  yihiin . Manta  waa  dareen Qarankii  la deday heeryadii  dejoo Hooya  dalanayd  ciil kii  damqiyo Xunku...