18mey waa maalin farxad weyn dhamaan reer somaliland oodhanba Manta waa dareen diir kiyo jidhkuba idubaa xiyoo dad weynuhu dhammaan udabaal degeen ayaan diiranayd . Manta waa dareen Damiir nooli uu kuu ducayna yoo Dimquraadi nimo dihin kii maqnaa Daran doori nahay . Manta waa dareen Damalaw LIXLIYO boqolaal ka daran Geesigii la dilay jannaduu degiyo Iilku deeqa yee . Manta waa dareen Geesh udaacadoo aan iyaga dilayn Udiyaar yahoo afarteeda dacal Ay digtoon yihiin . Manta waa dareen Qarankii la deday heeryadii dejoo Hooya dalanayd ciil kii damqiyo Xunku...